KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)
Showing posts with label baadicade. Show all posts
Showing posts with label baadicade. Show all posts

Saturday, May 08, 2021

HIIRAAN REGION : GUGUNDHABE HAWIYE NEED TO SET UP A PLAN

 

Gugundhabe Hawiye in Hiiraan need to come up with a strategic plan. 

#Talo_soo_jeedin
Dhamaan dhalinyarada aqoonyhanada odiyaasha Wax garadka #Westland_state  iyo Qof kasta #Westlander Ah Waxaan u soo jeedin lahaay ciidanka Amniga sugaya Hala Garab Istaago Waxaan Ku Hurudnaa Waa Ciidankaa , Gabdhuhu Aad Bay Ugu Amaanaya Sida Ugarab Istaageen Ciidanka #Westland_state Dadaalku Wu Socdaa.


Ciidanka #Westalan_state Waxay Utaaganyihiin Ilaalinta Dhulkooda Marka Ay Jiraan Dhaqdhaqaaq Amniga Lid Ku ah , Cid Waliba Isku Dayda Dhulballaarsi Nuucay Rabto Ha Ahaato , 
Waxaa Innagu So Wajahan Mowjado Kale Oo Waa Weyn ,Dadkii Jareertan So Taraarixiyay Waa Ay Joogaan , Gobolka Ayagoo Damac Fog Leh .

In La Mamnuuco Shir lagu Qabto Galbeedka Beledweyne  ..Shirka halagu Qabto meel aan eheen. 
#Westland_State Guulaysta  

Sunday, October 16, 2016

MURULE SOMALI CLAN CROWNED SULTAN IN MANDERA COUNTY, KENYA

#Murule Abtirkiisa waa : Murule Weytan Jidle Gugundhabe Hawiye Qabiilka Murule Waa Qabiil Aad U Weyn Ama leh Dad kala Duwan Dad Magac leh , Ganasato , Culumaa'udiin , siyaasiyiin ,Xildhibaano , Askar , Police , Cayaartooy , Dhalinyaro isku xeran iyo Hooyin Beesha Murule ama Magac kale Jidle Waxay Degaan Wadamaha Somalia , Kenya ,Ethiopia , iyo Somaliland.

Marka Kenya lajooga, Beesha waxaa layirahaa Murule. Ethiopia, Somalia, Jabuuti waxaa lagayiraha Jidle ama Gugundaba. Waxay Gugundhaba Hawiye islayihiin Baadicade iyo Jejele.

#Beesha Murule ama #Jidle waxay degaan Somalia, Kenya, Ethiopia iyo Somaliland.















Somalia Waxay ka deganyihiin : Gobalada Banaadir , Shabeelooyinka , Jubooyinka , Bay bakool, Gedo iyo Hiiraan

Ethiopia waxay Kadagayihiin Mustaxiil, May iyo Meeyso iyo Shiniile, Addis Ababa iyo Kilinka Shanaad ay Somalida Dagto Ee Ethiopia. Waxayna ka tirsan yahiin Bulshada kala duwan Ee ku Dhaqan Wadankaas Siyaad Dhaqaale Sports Dhinac Walba.

Kenya Waxay ka Deganyihiin Gobalka Waqooyi Bari Kenya oo ubadanyihiin Mandera, Magalooyin Kala Duwan Sida Nairobi, Wajeer Ceelwaaq, Garisa iyo Tuuloyinka Dhamaantood oo kukalyaala Wadanka Kenya weey deganyihiin.

Waxe Aad u Dagaan Beeshaan Dalka Kenya Ayago ku jira Siyaasiyiin, Dhaqaalaha Ganacsiga, Ciidamada Kenya iyo Arimaha Bulshada . Ganacsada Ugu Badan Ee Beesha Murule Ayaa Ah Ganacsada Petrolka, Qaadka ama Jaadka Geesa Somalia Waa Beesha Kaliya Ee Gacanta ku Heesa Ganacsiga Qaadka Kenya Ee loo Iibgeeyo Gudaha Wadanka Somalia. Magalada ugu Badan Ee ku Noolyahiin Beeshan Waa Magalda Mandhera Oo ku taala Gobalka Waqooyi Bari Kenya Magadan aya ku Taala Xuduuda Wadamada Somalia , Kenya , iyo Ethiopia . 












Beesha Murule Waxe ukala Baxda Afar Lafood oo kala ah: 1.Abdi Yabarsein 2. Sharmaarke, 3.Kuuloow , 4.Naabsoor.

Wax kabaro Dadka ugu Caansan Beeshaan Murule Ee Siyaasiyiinta iyo Ganasatadaba leh

Suldaanka Beesha Mohamud Khalif oo mar dhow lacaleeyma saaray 15.10.2016, Mudane Shaaban Ali Issack, MP oo Lafey Constituency, oo marhore ahaa Wasiirka arimaha Dowlada Kenya, Mudane Abdille Farah, Current MP for Mandera-Kenya, Mudane Mohamed Hussein Qaras, Former MP, Mandera East Constituency, The late Abdillahi Abajan, of PICK party of Kenya, Mr. Abdullahi Abdinoor Gessey, of IPAK kenya, a International/Local NGO, The former Kenya National Library Services Chairman, Abdi Mude, Director of Kenya Senate Assembly, Mohamed Ali, Ibrahim Abdi Dalahow, CEO- African Shipping Line, Abdirsirad Khalif, CEO -Tosha Petroluem, and several other reputable Bankers,Lawyers and corporate individuals.